Saddex-xagal dhinacyo isle'eg
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(xis.) Saddex-xagal leh saddex dhinac oo isle'eg iyo xagal kasta oo ka mid ah xaglihiisuna cabbirkeedu dhanyahay 60°.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saddex-xagal dhinacyo isle'eg ↴
saddex-xagal dhinacyo isle'eg |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg