Saddexanyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Nooc cawska ka mid ah. 2. Hub laba waran iyo gaashaan ka kooban.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saddexanyo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg