Salal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Naxdin iyo argagax hurdada lagala soo boodo. ld selel¹.

Salal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

Naxdin iyo argagax hurdo kala soo boodid. ld selel².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga salal

birisam | jiid-kubbadeed | salali | salalid | salalin | salalsan | salalsanaan | salalsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg