Saldano
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Awood xukun. 2. Boqor-tooyo. ld saldanad.
Saldano
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(siyaa.) Awoodda siyaasadeed oo buuxda ee uu waddan leeyahay e uu ku maamulayo waddankiisa, ama dal ama waddan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saldano ↴
saldanad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg