Salfar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(kiim.) Curiye kiimiko ah oo summaddiisu tahay (S) atamka culays-kiisuna yahay 16 oo midab hurdi ah leh oo macdanta ama dhagxaanta karkarin looga miiro waxyaalo badanna lagu qabsado.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga salfar ↴
alotarobi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg