Salfudud
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-daa, -dayd)Qof wuxuu samaynayo aan ka fiirsan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga salfudud ↴
salfudaansho | salfudayd | salfududaan | salfududaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg