Salgan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhaqdhaqaaq badan oo aan loo baahnayn oo nafleydu samayso.
Salgan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Dhaqdhaqaaq badan oo aan loo baahnayn samayn (nafley).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga salgan ↴
salgamid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg