Saliidee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)1. Wax saliid ku darid. 2. Wax saliid marin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saliidee ↴
saliideyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg