Saliilyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dareen jiriirico leh oo jirka ku fida marka ilkaha ciid iwm gaaraan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saliilyo

saliilyoo | saliilyood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg