Saliim-bijoohaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibcood ku leh, dhinaca kalena afar. ld joohaar-bisaliim.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saliim-bijoohaar ↴
joohaar-bisaliim |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg