Sallad
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:S. ah: qof dhibaatadiisu joogto tahay.
Sallad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)1. Ul dhumuc weyn oo warmaha lagula dagaallamo. 2. ld selled. Dambiil yar.
Sallad
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Ku s.: cid wax dhiba ku dirid. ld sallid³.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sallad ↴
halrar | musallad | musalladnimo | salladan | salladid | salladnaan | salladnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg