Saloogan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)

Xarig iwm wax isku marmay noqosho. 2. Nafley caato noqosho.

Saloogan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)

Xarig iwm wax la soohay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saloogan

saloogmid | saloognaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg