Saloolo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-ooshay, -oolatay)1. Badar raran ama dufan ku dubasho. 2. Ariga iyo ugaarta qaarkeed, si ay u daaqaan jeenyaha geed ku qabsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saloolo ↴
maxmaas | saloolasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg