Saluugsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Cid wax la siiyey ka qawadday ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saluugsan

masuugsan | qamiicsan | saluugsanaan | saluugsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg