Samalaha
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-hayaal, m.l/dh)1. Xilliga xagaaga waqti roobab badani ka da'aan Galbeed (Karan). 2. Xilli roobaad. ld samaloho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga samalaha ↴
samaloho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg