Samaysanka dhiska jidhka
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(baay.) Horumar ku yimaadda koritaanka ama saamiyeynta qaabka iyo dhismaha noolaha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga samaysanka dhiska jidhka ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg