Samboor
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Cudur sanka dadka ku dhaca oo hindhiso badan, san cuncun iyo dhibaa-tooyin kaleba keena.
Samboor
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(daaw.) Kahsi ka yimaada budada ubaxa geedaha oo keena halaamacoodka sanka dhexdiisa iyo mararka qaarkood indhaha. Astaan: hindhiso badan.
Samboor
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Samboor qaadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga samboor ↴
samboorid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg