Sambuusi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Bur saddex gees leh oo hilib shiidan iyo qudaar basbaas leh gudaha uga jiraan oo lagu shiilo. 2. Guri saqafkiisu weji waliba saddex-gees u egyahay. ld sambuus, sambuuse.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sambuusi

sambuus | sambuuse |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg