Samcan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Nafley karti, awood, qurux iwm oo kuwa kale kaga duwanyahay leh ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga samcan ↴
samcanaan | samcanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg