Sanbuur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Duub jilicsan oo maro iwm ka samaysan oo haweenka dhabarka wax ku qaadaa sabarka ku xirtaan si uu culayska uga celiyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sanbuur


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg