Sancee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-ceeyay, -caysay)

1. Wax samayn. Tus. “Cali baa dhob dheri ka sanceeyey. 2. Wax daaweyn”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sancee

sancayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg