Sannifaad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Curinta wax la curiyo. 2. Xanaaqidda sabab la'aan wax loo xa-naaqo. 3. Dhaawac yar oo xabbad, waran, iwm jirka nafleyda gaarsiiyaan. 4. ld sannif¹.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sannifaad

sannif |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg