Sanqo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Daloolka ay isaga furanyihiin sanka iyo afka oo codku ka soo baxo.

Sanqo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-qaday, -qatay)

U s.: iyadoo la dhaqaajinayo muruqyada wejiga iyo sanka cid u baaqid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sanqo

sanqasho | sanqoole |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg