Santeec

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ku tiirsanaanta lagu tiirsanaado derbi, kursi iwm.

Santeec

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Kursi, derbi iwm ku tiirsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga santeec

santeeci | santeecid | santeecin | santeecis | santeecsan | santeecsanaan | santeecsanaansho | santeecsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg