Santeecsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Qof wax derbi, kursi iwm ku tirsan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga santeecsan ↴
santeecsanaan | santeecsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg