Santuur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qori marka hashu ilmaha diiddo sanka looga xiro oo mayrax lagula duubo.
Santuur
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Hal ilmo diiddey sanka qori uga xirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga santuur ↴
saneeg | santuuran | santuurnaan | santuurnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg