Sanuun
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nyo, m.dh)1. Sunbaax ama urta ka soo baxda hilib la shiilayo ama la dubayo. 2. Saac-xumo dhacda oo wax kasta khayrka ka qaadda.
Sanuun
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)Hilib la shiilayo ama la solay sunbaaxid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sanuun ↴
garcadde | kashiisho | sanuunad | sanuunadayn | sanuunadaysan | sanuunadaysnaan | sanuunadaysnaansho | sanuunadee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg