Sanuunad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Iidaan ka samaysan hilib, khudaar, dufan iyo geedo udgoon oo la isku shiilay; suugo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sanuunad

garcadde | kashiisho | sanuunadayn | sanuunadaysan | sanuunadaysnaan | sanuunadaysnaansho | sanuunadee | xulbad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg