Saqiirsuuji
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Ilmo yar nafaqadii iyo xannaanadii uu ku kori lahaa seejin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saqiirsuuji ↴
saqiirsuujin | saqiirsuujis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg