Sardhee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-dheyay, -dhaysay)

Qof wax yar seexasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sardhee

casardheer | casardheere | sardhayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg