Sargaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo/saraakiil, m.dh)1. Qof madax ah oo maamul dawladeed haya. 2. Qof ciidanka qalabka sida ka mid ah oo xiddigo leh. ld sarkaal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sargaal ↴
leylisargaal | leylisarkaal | sarkaal | xiddigle |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg