Sargad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Ul yar oo badanaa qoyan. ld serged.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sargad ↴
sargadayn | sargadaysan | sargadaysnaan | sargadaysnaansho | sargadee | serged | sergedayn | sergedaysnaan | sergedaysnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg