sarin
(m.l)

Geed faalala oo laamo dhaadheer iyo caleemo yaryar leh oo geelu daaqo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sarin

basarin [m.f.dh]
eeg basari².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg