Sarraaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

Qof lacagaha qalaad isku beddela oo sarrifa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sarraaf

sarraafad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg