Sarreeye
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)1. Ilaah. 2. Daraja sare oo askareed; jeneraal. 3. Xisaab jajab ah oo la qaybinayo tan kor la dhigo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sarreeye ↴
jajab-caadi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg