Sarriib
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Laan caleemo leh ilkaha ama gacanta iyadoo aan la sii dayn xoog ugu jiidid si caleentu uga daadato. ld sarriig².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sarriib ↴
sarriibasho | sarriibid | sarriibo | sarriig | sarriigid | sarriigo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg