Sarsaar
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:Geed ka mid ah geedaha dhulka ku faalala ama geedaha kale isku mara oo aan qodax lahayn, laamo jiljilacsanna leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sarsaar ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg