Sarweji
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Haragga wejiga xoolaha laga bixiyo. 2. Haragga wejiga dadka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sarweji ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg