Sawlacsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -naayd)Wax sawlac gaaray ahaansho (miro).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sawlacsan ↴
sawlacsanaan | sawlacsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg