Saxiix
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo, m.dh)Qoraal la sharciyeynayo oo magac dhan ama la gaabiyey hoosta looga dhigo.
Saxiix
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)Qoraal la sharciyeynayo, magac dhan ama la soo gaabiyey hoosta uga qorid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saxiix ↴
ansaxin | micaahido | saxiixan | saxiixasho | saxiixid | saxiixnaan | saxiixnaansho | saxiixo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg