Saxiixo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-xday, -xatay)

Qoraal la sharciyeynayo, hoosta magac la gaabiyey ama kaamil ah uga qorasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saxiixo

saxiixasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg