Saynwaraari
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dabaruxidda xoolo ugaar iwm sameeyaan.
Saynwaraari
Qaabnaxa: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/-isay; -iyi)Ugaar, xoolo iwm dabo ruxid samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saynwaraari ↴
saynwaraarin | saynwaraaryid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg