Sedburso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

Wax la wada leeyahay qaybtii aad ku lahyd ka badan qaadasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sedburso

sedbursasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg