Seegseeg
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)1. Qof nolosha ku fashilay. 2. Qof aan waxba tacban karin; nacas; doqon. 3. Qof aan waxba haysan dhibaatana hayso.
Seegseeg
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Nolol ku fashilid (qof).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga seegseeg ↴
seegseegid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg