Seemman

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Ari ama lo'wax aan geeso lahayn ahaansho. 2. Madax wax timaha laga xiiray ahaansho. 3. Cayaar carruureed qof, wax la taabtay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga seemman

seemmanaan | seemmanaansho | seeseemmane |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg