Shaabuug
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)Suun dhuuban, dheer, dabo la qabsado leh oo wax lala dhaco; karbaash; jeedal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaabuug ↴
jeedal | shaabuugayn | shaabuugays | shaabuugee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg