Shaaciro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Hadal iyo dhaqdhaqaaq loola jeedo in cid looga qosliyo. ld shactiro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaaciro

maadley | maadlow | shaaciroole | shactiro | shactiroole |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg