Shabag
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)1. Daliigyo silig ama caag ah oo sida shabaagta u samaysan oo dhowraarin loogu talaggalo. 2. Nooc kabaha ka mid ah oo ka samaysan maas ama rabar. ld shabaq, shabaag.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shabag ↴
shabaq | teenis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg