Shadaaf

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-fo, m.l)

1. Galka timirta lagu guro. 2. Gogol yar iwm oo qof leeyahay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shadaaf


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg