Shahiid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Sh. ah: qof dadaal badan oo aad isu tiilaya. 2. (-dyo/-diin, m.dh) Qof fidinta diinta u dhintay.
Shahiid
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. Wax si aad ah ugu dadaalid. 2. Jahaad ku dhimasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shahiid ↴
shahiidid | shahiidnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg